Congratulation to Sahal Post FC Team

Maamulka Shirkadda Sahal Post & Logistics waxaa uu halkaan hambalyo uga dirayaa kooxda Sahal Post FC  ee qaaday koobkii Golden stars ee magaalada Gaalkacyo oo ku guulaystay koobka. Kooxda ayaa guulo ka soo wada gaartay dhamaan cayaarihii ay la yeelatahay kooxaha kale ee la dheelaysay.

Sahal Post & Logistics Waxaa ay marwalba u taagaan tahay taageeridda dhalinyarada Soomaaliyeed.

Share Post

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on linkedin

Suggestion News

30

March

24

January

9

January

Scroll to Top
Open chat