Sahal Post & Logistics waxaa ay macaamiisheda ugu bishaaraynaysaa in adeegga soo qaadista alaalabaha culus iyo kuwa fudud ay kusoo kordheen 34 wadan oo alaabtaada lagaaga soo qaadayo laguuna keenayo Soomaaliya. wadamadaan cusub ayaa ku kala yaal, Europe, America, Asia, Australia iyo Africa.
Hadaba si aad xog dheeri ah u hesho booqo xafiisyada Sahal Post & Logistics ee magaalada aad joogto ama fariin noo reeb anaga ayaa kula soo xariiri doonna’e.
Sahal Post & Logistics ka dhigo saaxiibkaaga soo qaadista alaabaha kala duwan dal iyo dibad ba.